Mid kamid ah dowladaha Yurub oo kordhineysa taageerada booliiska Somalia (Daawo Sawirada)

Dowlada Talyaaniga ayaa balan qaaday in ay kordhineyso taageerada ay siiso ciidanka booliiska Soomaaliya , waxa sidoo kale dowlada Talyaaniga sheegtay in gacan ka geesaneyso dib u dhiska ciidanka. Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile iyo saraakiil kale oo katirsan dowlada Talyaaniga. Kulanka … Continue reading Mid kamid ah dowladaha Yurub oo kordhineysa taageerada booliiska Somalia (Daawo Sawirada)